La xirriir
Waxaa jira hey’ado dowladeed iyo ururro badan oo aad la xiriiri karto haddii aad u baahan tahay taageerid/caawimaad. Waxaad dooran kartaa in aad iimeel u dirto, in aad wacdo ama in aad dhambaal qoraal ah u dirto ama in aad ku booqato xarumahooda qaabilaad. Halkan waxaa laga helayaa leeman kugu xiraya ururro aad la xiriiri karto. Haddii ey xaalad degdeg ah jirto waxaad wacdaa 112.
Haddii eysan jirin waqtiyo cayiman leemanka taleefanka waxey shaqeynayaan afar iyo labaatan saac.